top of page

Our Hotel

Kusoo Dhawaada Zeytuun Palace Hotel Waa Hotel Aad Ka Heleysaan Jiif Raaxo Leh, Cunto Dhadhan Macaan Leh Iyo GYM Casri Ah Oo Aad U Qalabeysan, Hotel Zeytuun Palace Waxaa Diyaar Kugu Ah Gudihiisa Shaqaale Qibrad U Leh Sida Hufan Ee Loogu Adeego Customer-Ka Islamrkaana Hoowsha Kugu Qabanayo Si Degdeg Ah.

​

Sidoo Kale Hotelku Waxa Uu Leeyahay Qolal Dhamaan VIP Ah Oo Aad Kaheleyso Jiif Raaxo Leh, TV Aad Kala Socon Karto Aqbaaraadka Caalamka Iyo Mukeyf Aad Shidan Karto Waqti Walpa Oo Aad U Baahato, Sariirta Jiifka Waa Mid Aadan Ku Daaleyn.

bottom of page