top of page

Our Gym

Ma ka cabanaysaa buurni iyo baruur fuushay jidhkaaga? Mase kuu qorshaysnayd inaad la dagaalanto oo aad iska rido miisaankaagana hoos u dhigto ? Hadii ay jawaabtaadu tahay "Haa" Iska soo diiwaan galin zeytuun gym qaybteeda jidh-dhiska Waxaa kuugu diyaara mishiino casriya oo ah kuwii orodka iyo miisaan dhimista islamarkaana dhakhso u ridaya culayska jidhka.

 

Waxaa kaloo iyana barxada kuugu diyaara qalabkii ridista ama baabiinta caloosha oo noocyadoodu kala duwan yihiin tayadooduna aad u heer sarayso. Waxaa intaa raaca macalimiin takhasus ah khibrad iyo waayo aragnimo badana leh kuwaasoo kuu fududaynaya aad dheelitiri lahayd quruxda qaabka jidhkaaga oo kaa caawinaya isticmaalka qalabta kala duwan ee barxada kuugu diyaarka ah. Hadaba hadii aad tahay shakhsiyaadka la ciilan culays jidheed lana cadilan buurni iyo baruur Fadlan soo gaadh boogta ugu heerka saraysa jidh-dhiska. nagalasoo xariir halkaan 0613886161 

bottom of page