top of page

Zeytuun Palace Hotel Waxa Uu Kula Diyaar Yahay Qolal Dhameystan Oo Dhamaan VIP Ah, Waxaadna Kaheli Kartaa Qolkasta Gudihiisa Sariir Jiif oo Raaxo Leh, Mukeyf Ama Air-Condition Aad Shidan Karto Xili Walpa Iyo TV Aad kala Socon Karto Dhamaan Channel-Da Caalamka.

bottom of page